Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Nacamaan wuxuu yidhi, Haddii ayan saas ahayn weliba waxaan kaa baryayaa in anigoo addoonkaaga ah lay siiyo ciid intii ay laba baqal qaadi karaan, waayo, anigoo addoonkaaga ah, hadda ka dib Rabbiga mooyaane ilaahyo kale u bixin maayo qurbaan la gubo iyo allabari toona.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:17 macnaha guud