Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana qoonkii nebiyada ahaa oo Yerixoo joogay ayaa Eliishaa u soo dhowaaday, oo waxay ku yidhaahdeen, War ma og tahay in Rabbigu maanta sayidkaaga kaa qaadi doono? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Haah, waan ogahaye iska aamusa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:5 macnaha guud