Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 2:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii magaaladu waxay Eliishaa ku yidhaahdeen, Waannu ku baryaynaaye bal eeg, meeshay magaaladanu taal way wanaagsan tahay sidaad aragto, sayidkayagow, laakiinse biyuhu way xun yihiin, oo dhulkuna si wanaagsan wax uma bixiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:19 macnaha guud