Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 8:66 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii siddeedaad ayuu dadkii diray, oo iyana intay boqorkii u duceeyeen ayay teendhooyinkoodii tageen iyagoo faraxsan oo qalbigoodu kaga rayraynaya wanaaggii oo dhan oo uu Rabbigu u sameeyey addoonkiisii Daa'uud iyo dadkiisii reer binu Israa'iilba.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 8

arki Boqorradii Kowaad 8:66 macnaha guud