Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 8:65 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas Sulaymaan sidaasuu iiddii u sameeyey iyadoo ay la joogaan reer binu Israa'iil oo dhammu kuwaasoo ahaa shir weyn, oo waxay ka yimaadeen meesha Xamaad laga soo galo iyo ilaa durdurka Masar, oo Rabbiga Ilaaheenna ah hortiisa waxay ku iidayeen toddoba maalmood iyo toddoba maalmood oo isku ah afar iyo toban beri.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 8

arki Boqorradii Kowaad 8:65 macnaha guud