Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 2:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii u cid diray oo u yeedhay Shimcii, oo wuxuu ku yidhi, Yeruusaalem guri ka dhiso, oo halkaas iska deg, oo mar dambe meella ha uga bixin.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 2

arki Boqorradii Kowaad 2:36 macnaha guud