Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 2:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu meeshiisii ku beddelay oo ciidankii madax uga dhigay Benaayaah ina Yehooyaadaac. Oo meeshii Aabyaataarna wuxuu ku beddelay wadaadkii Saadooq ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 2

arki Boqorradii Kowaad 2:35 macnaha guud