Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 1:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba boqorkii wuxuu yidhi, Waxaa mahad leh Rabbiga ah Ilaaha dadka Israa'iil, oo maanta siiyey mid carshigaygii ku fadhiista iyadoo ay indhahaygu arkaan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 1

arki Boqorradii Kowaad 1:48 macnaha guud