Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 30:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaasay xaqnimadaydu iigu jawaabi doontaa hadda ka dib, goortaad timaadid oo ka hadlaysid mushahaaradayda ku hor taal. Mid kasta oo aan dhibicyo ama barbaro lahayn oo riyaha ku jira, iyo mid kasta oo aan madoobayn oo idaha ku jira, haddii layga helo, waxaa lagu tirin doonaa wax la soo xaday.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 30

arki Bilowgii 30:33 macnaha guud