Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 30:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maanta adhigaaga oo dhan waan dhex mari doonaa, oo waxaan ka sooci doonaa mid kasta oo dhibicyo iyo barbaro leh, iyo mid kasta oo madow oo idaha ku dhex jira, iyo inta barbaraha iyo dhibicyada leh oo riyaha ku jirta; oo waxaasu waxay noqon doonaan mushahaaradayda.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 30

arki Bilowgii 30:32 macnaha guud