Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 22:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ibraahimna wuxuu qaaday qoryihii allabariga la gubo, oo wuxuu saaray wiilkiisii Isxaaq, isna wuxuu gacantiisa ku qaaday dabkii iyo mindidii; markaasay labadoodiiba israaceen.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 22

arki Bilowgii 22:6 macnaha guud