Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Bilowgii 22:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ibraahimna wuxuu raggiisii dhallinyarada ahaa ku yidhi, Idinku halkan dameerka la jooga, aniga iyo wiilkuna halkoo baannu tegaynaa oo Ilaah ku soo caabudaynaa, dabadeedna waannu idinku soo noqonaynaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 22

arki Bilowgii 22:5 macnaha guud