Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 3:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo codkaaga way maqli doonaan, markaas adiga iyo waayeellada reer binu Israa'iil waa inaad u tagtaan boqorka Masar, oo waxaad ku tidhaahdaan, Rabbiga ah Ilaaha Cibraaniyada ayaa nala kulmay. Haddaba waan ku baryaynaaye, Iska kaaya daa aannu meel saddex maalmood loo socdo oo cidla ah tagnee, inaannu allabari u bixinno Rabbiga ah Ilaahayo.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 3

arki Baxniintii 3:18 macnaha guud