Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 3:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu Ilaah ku yidhi, Bal eeg, markii aan u tago reer binu Israa'iil, oo aan ku idhaahdo iyaga, Ilaahii awowayaashiin baa ii soo kiin diray, oo iyaga waxay igu odhan doonaan, De magiciisa maxaa la yidhaahdaa? Haddaba maxaan ku odhan doonaa?

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 3

arki Baxniintii 3:13 macnaha guud