Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu ku yidhi, Xaqiiqa anigaa kula jiraya, oo taasaa calaamo kuu noqonaysa, inaan anigu ku soo diray; markii aad dadka ka soo bixiso Masar, Ilaah baad buurtan ugu adeegi doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 3

arki Baxniintii 3:12 macnaha guud