Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 17:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu meeshaas magaceedii wuxuu u bixiyey Masaah iyo Meriibaah, dirirtii ay reer binu Israa'iil dirireen aawadeed, iyo jirrabaaddii ay Rabbiga jirrabeen aawadeed, oo ay yidhaahdeen, War, Rabbigu ma na dhex joogaa mise nama dhex joogo?

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 17

arki Baxniintii 17:7 macnaha guud