Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 17:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal ogow, halkaas ayaan hortaada isku dul taagi doonaa dhagaxa weyn oo Xoreeb yaal, kolkaas waa inaad dhagaxa ushaada ku dhufataa, oo waxaa halkaas ka iman doona biyo ay dadku cabbaan. Kolkaasaa Muuse sidaas ku sameeyey waayeelladii reer binu Israa'iil hortooda.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 17

arki Baxniintii 17:6 macnaha guud