Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 14:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu dadkii ku yidhi, War ha cabsanina, oo iska taagnaada, oo bal arka badbaadada uu Rabbigu maanta idiin samayn doono; waayo, Masriyiinta aad maanta aragteen, weligiin mar dambe ma arki doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 14

arki Baxniintii 14:13 macnaha guud