Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sow erayganu ma aha kii aannu kugula hadalnay Masar dhexdeeda, annagoo ku leh, Iska kaaya daa, aannu Masriyiinta u addeegnee? Waayo, waxaa noo wanaagsanaan lahayd inaannu Masriyiinta u adeegno, intii aannu cidlada ku dhiman lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 14

arki Baxniintii 14:12 macnaha guud