Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baroorashadii Yeremyaah 3:64-65 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

64. Rabbiyow, waxaad iyaga siin doontaa abaalgud waafaqsan shuqullada gacmahooda.

65. Indhala'aanta qalbiga waad siin doontaa, inkaartaadana korkooda waad ka yeeli doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 3