Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baroorashadii Yeremyaah 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruunta Yahuudah maxaabiis ahaan baa loo kaxaystay dhibkeedii iyo addoonsigeedii weynaa aawadood. Quruumahay dhex deggan tahay, oo innaba nasasho ma hesho. Silciyayaasheedii oo dhammu waxay soo gaadheen iyadoo cidhiidhi ku dhex jirta.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 1

arki Baroorashadii Yeremyaah 1:3 macnaha guud