Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baroorashadii Yeremyaah 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habeenkii aad bay u ooydaa, oo ilmadeediina dhabannaday kaga taal. Kuwii jeclaa oo dhan iyadu kama haysato mid u qalbi qaboojiya. Saaxiibbadeedii oo dhammu way wada khiyaaneeyeen, Oo waxay noqdeen cadaawayaasheedii.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 1

arki Baroorashadii Yeremyaah 1:2 macnaha guud