Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weli intii kaasu sii hadlayay ayuu mid kale yimid, oo wuxuu yidhi, Reer Kaldayiin oo saddex koox ah ayaa geelii soo weeraray, oo dhammaantiisna way dheceen, oo weliba midiidinnadiina seef bay ku laayeen, oo anigoo keliya ayaa ka soo baxsaday inaan warka kuu soo sheego.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 1

arki Ayuub 1:17 macnaha guud