Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weli intii kaasu sii hadlayay ayuu mid kale yimid, oo wuxuu yidhi, Ilaah dabkiisii ayaa samada ka soo dhacay, oo wuxuu wada gubay oo baabbi'iyey idihii iyo midiidinnadii la jirayba, oo anigoo keliya ayaa ka soo baxsaday inaan warka kuu soo sheego.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 1

arki Ayuub 1:16 macnaha guud