Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 4:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu markuu maqlay inuu Ciise Yahuudiya ka yimid oo Galili gaadhay, ayuu u tegey oo ka baryay inuu u yimaado oo wiilkiisa bogsiiyo, waayo, dhimashuu u dhowaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 4

arki Yooxanaa 4:47 macnaha guud