Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 4:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba mar kale ayuu yimid Kaana tii Galili oo ahayd meeshuu biyihii khamriga kaga dhigay. Meeshaasna waxaa joogay sirkaal wiilkiisii ku bukay Kafarna'um.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 4

arki Yooxanaa 4:46 macnaha guud