Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yooxanaa 1:2-5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

2. Isagu Ilaah buu la jiray bilowgii.

3. Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis.

4. Isaga waxaa ku jirtay nolol, noloshuna waxay ahayd nuurka dadka.

5. Nuurkuna wuxuu ka ifayaa gudcurka, gudcurkuna kama badin.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 1