Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, kuwa isku sheega Yuhuud oo aan ahayn ee beenta sheegaya waxaan ka keeni doonaa sunagogga Shayddaanka, oo bal eeg, iyaga waxaan ka dhigi doonaa inay yimaadaan oo ay cagahaaga hortooda ku sujuudaan oo ay ogaadaan inaan anigu ku jeclahay.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 3

arki Muujintii 3:9 macnaha guud