Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waan ogahay shuqulladaada (oo bal eeg, waxaan hortaada dhigay albaab furan oo aanu ninna xidhi karin), waayo, waxaad leedahay waxoogaa xoog ah, oo eraygaygiina waad dhawrtay, oo magacaygiina ma aad inkirin.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 3

arki Muujintii 3:8 macnaha guud