Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Muujintii 11:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa samada laga furay macbudkii Ilaah; oo waxaa macbudkiisa gudihiisa ka muuqday sanduuqii axdigiisa; markaasaa waxaa soo dhacay hillaac, iyo codad, iyo onkod, iyo dhulgariir, iyo roob dhagaxyaale oo weyn.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 11

arki Muujintii 11:19 macnaha guud