Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 9:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise kolkuu meeshaas ka tegey intuu socday ayuu wuxuu arkay nin la odhan jiray Matayos oo fadhiya meeshii cashuurta lagu qaado, oo wuxuu ku yidhi, I soo raac. Markaasuu kacay oo raacay.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 9

arki Matayos 9:9 macnaha guud