Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 9:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa dhacay, goortii Ciise guriga cunto u fadhiistay, in cashuurqaadayaal iyo dembilayaal badanu yimaadeen, oo ay la fadhiisteen Ciise iyo xertiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 9

arki Matayos 9:10 macnaha guud