Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 5:26-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

26. Runtii waxaan kugu leeyahay, Halkaas ka soo bixi maysid ilaa aad siisid beesadda ugu dambaysa.

27. Waad maqasheen in la yidhi, Waa inaanad sinaysan.

28. Laakiin waxaan idinku leeyahay, Nin walba oo qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu kaga sinaystay.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 5