Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 5:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhaqso cadowgaaga ula heshii intaad jidka kula socoto, si aan cadowgu xaakinka kuugu dhiibin, xaakinkuna askariga kuugu dhiibin, oo xabsi lagugu tuurin.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 5

arki Matayos 5:25 macnaha guud