Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 7:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Taga oo Yooxanaa uga warrama waxaad aragteen iyo waxaad maqasheen. Kuwii indhaha la'aa wax bay arkaan, kuwii lugahala'aana way socdaan, kuwii baraska qabayna waa la nadiifiyey, kuwii dhegahala'aana wax bay maqlaan, kuwii dhintayna waa la kiciyey, masaakiintana injiilka waa lagu wacdiyaa,

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 7

arki Luukos 7:22 macnaha guud