Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 7:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saacaddaas qudheeda ayuu dad badan ka bogsiiyey bukaankooda iyo cudurradooda iyo jinniyadooda sharka leh. Indhoolayaal badanna wuxuu ugu roonaaday inay wax arkaan.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 7

arki Luukos 7:21 macnaha guud