Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 17:17-19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

17. Ciisena waa u jawaabay oo ku yidhi, Tobankii miyaanay daahirsamin? Laakiin meeye sagaalkii?

18. Miyaan la arag kuwa u soo noqday inay Ilaah ammaanaan, shisheeyahan maahee?

19. Markaasuu ku yidhi, Kac oo soco. Rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 17