Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 17:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Farrisiintii goortay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Goormay boqortooyada Ilaah imanaysaa? wuxuu ugu jawaabay, Boqortooyada Ilaah dhawrid ku iman mayso.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 17

arki Luukos 17:20 macnaha guud