Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Filiboy 4:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Sidaas daraaddeed walaalahayga aan jeclahay oo aan u xiisoonayow, idinku waxaad tihiin farxaddayda iyo taajkayga. Gacaliyayaalow, xagga Rabbiga saas ugu xoogaysta.

2. Waxaan waaninayaa Yu'odiya, oo waxaan waaninayaa Suntukhee inay labadoodu xagga Rabbiga isku maan ahaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Filiboy 4