Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Filiboy 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ka ila shaqeeya oo runta ahow, waxaan kaa baryayaa inaad dumarkaas caawiso, waayo, iyaga iyo Kaleemeentos iyo kuwa kaloo ila shaqeeyaba oo magacyadoodu ku qoran yihiin kitaabka nolosha, waxay iila dhibtoodeen injiilka aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Filiboy 4

arki Filiboy 4:3 macnaha guud