Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Filiboy 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inaad ceeb iyo eed la'aataan, idinkoo ah carruurtii Ilaah oo aan iin lahayn, oo ku dhex jira qarni qalloocan oo qallafsan, kuwaas oo aad uga dhex muuqataan sida nuurar dunida ku dhex jira,

akhri dhamaystiran cutubka Filiboy 2

arki Filiboy 2:15 macnaha guud