Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Filiboy 1:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waa sidee? Hadday iska yeelyeel tahay iyo hadday dhab tahayba, Masiixa si kastaba waa loo naadiyaa, oo anigu taas waan ku farxay oo weliba waan ku farxi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Filiboy 1

arki Filiboy 1:18 macnaha guud