Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 12:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaba wakhtigaas boqorkii Herodos ahaa ayuu wuxuu gacmihiisa u fidiyey inuu dhibo qaar ka mid ah kuwa kiniisadda.

2. Wuxuuna seef ku dilay Yacquub oo ahaa Yooxanaa walaalkiis.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 12