Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cibraaniyada 9:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Xataa axdigii hore wuxuu lahaa qaynuunno ku saabsan caabudid, iyo meel quduus ah ee dunidatan.

2. Waayo, waxaa la dhisay taambuug; intii hore waxaa ku jiray laambadaha isku yiil, iyo miiska, iyo kibista tusniinta, oo waxaa la odhan jiray Meeshii Quduuska ahayd.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 9