Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Yooxanaa 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In kastoo aan hayo wax badan oo aan idiin soo qoro, ma aan jeclayn inaan warqad iyo khad idiinku soo qoro; laakiinse waxaan rajaynayaa inaan idiin imaado oo aan afkayga idinkula hadlo, si ay farxaddiinnu u buuxsanto.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Yooxanaa 1

arki 2 Yooxanaa 1:12 macnaha guud