Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Yooxanaa 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aabbayaashow, wax baan idiin soo qoray, maxaa yeelay, waad garanaysaan kan tan iyo bilowgii jira. Ragga dhallinyarada ahow, wax baan idiin soo qoray, maxaa yeelay, waad xoog weyn tihiin, oo ereyga Ilaah baa idinku jira, oo kan sharka ah ayaad ka adkaateen.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Yooxanaa 2

arki 1 Yooxanaa 2:14 macnaha guud