Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Yooxanaa 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aabbayaashow, wax baan idiin soo qorayaa, maxaa yeelay, waad garanaysaan kan tan iyo bilowgii jira. Ragga dhallinyarada ahow, wax baan idiin soo qorayaa, maxaa yeelay, idinku kan sharka ah ayaad ka adkaateen. Carruurtaydiiyey, wax baan idiin soo qoray, maxaa yeelay, Aabbaha waad garanaysaan.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Yooxanaa 2

arki 1 Yooxanaa 2:13 macnaha guud