Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Tesaloniika 5:24-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Kan idiin yeedhaa waa aamin, wuuna samayn doonaa.

25. Walaalayaalow, noo soo duceeya.

26. Walaalaha oo dhanna dhunkasho quduus ah ku salaama.

27. Rabbigaan idinku dhaarinayaaye, Warqaddan ha loo akhriyo walaalaha oo dhan.

28. Nimcada Rabbigeenna Ciise Masiix ha idinla jirto.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Tesaloniika 5