Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Tesaloniika 5:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaaha nabadda qudhiisu quduus ha idinka wada dhigo, oo ruuxiinna iyo naftiinna iyo jidhkiinna dhammaan ha la wada ilaaliyo, iyagoo ceeb la' markii Rabbigeenna Ciise Masiix yimaado.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Tesaloniika 5

arki 1 Tesaloniika 5:23 macnaha guud