Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoonis 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ilaah wuxuu Yoonis ku yidhi, War inaad geedkii ubbada ahaa u xanaaqdid ma kuu wanaagsan tahay? Oo isna wuxuu yidhi, Haah, oo inaan cadhoodo way ii wanaagsan tahay xataa ilaa dhimasho.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 4

arki Yoonis 4:9 macnaha guud